SMS LOVE:Waxaad U Kulushahay Sida Qoraxda Oo Kale Sida Sokortan …
1-Qof ayaa i weydiiyay waxa qofka ka dhigi kara mid faraxsan , qaar
ayaa yiri Hanti qaar kalana waxa ay yiraahdaan in aad caan noqoto ,
waxaana ahaa mid fikeriyay markii taleefankeyga gacanta ku soo dhacday
waraaq , markii aan aqriyana waxaan ku arkay waan ku xiisay markaas
ayaan dhoola cadeeyay oo aan iri arintaan ayaa kaa dhigeysa in aad
faraxsanaanto (Waan U Xiisay Fariin Qoraaleedkaada)
Ogow halka Dareenka Dumarka uu ku jiro adigoo wax ka baranaya !!?
Aadanuhu waa muhiim
in uu wax ka yaqaano nolosha iyo waxa soo waajaho inta uu noolyahay waxaana
dhacdo in Aadmiga dhanka Galmada ay ku tahay dhibici aan la iloobi karin inta
uu noolyahay.
Subscribe to:
Posts (Atom)






