Isbadel Dhab ah Hoggaan Daacad ah Mustaqbal Wacan Intaba Waa Yaasiin Cadde

SMS LOVE:Aduunka Wax Free Ah Ma Jiro Xitaa SMS-keyga Qiimihiisuna Waa Dhoola Cadeyntaada Iyo Kuwo Kale.

Marka aan dhinto , waxaan u duulayaa cirka , waxaan xidig waliba ku qorayaa magacaada , sidaa darteed habeen waliba fiiri samada oo arag inta aan ku jeclahay(Jaceyl waali ah ayaan ku hayaa)
2-Aduunka ka jirto wax bilaash ah oo aan qarash aheyn oo uu ku jiro SMS-kaan
aan hadda ku soo dirayo , hadaba waxaan go`aan ku gaaray in aan kugu soo dalaco qiimo ku aadan SMS-keyga qiimahana waa Dhoola Cadeyntaada( Waan U Xiisay Dhoola Cadeyntaada Sixirka Ah)
3-Waxaan dhashay maalintii aan kula kulmay, waxaan noolaa intii aad i jecleyd , waxaan u dhintay si tartiib ah marki aad qalbiga iga jibisay( Qalbiga Ayaad Iga Jibisay)
4-Cilmi baaris ayaa cadeysay in Sonkorta ay milmeyso marka biyaha lagu shubo, Fadlan banaanka ha u bixin marka uu roobka da`ayo maxaa yeelay waxaad tahay macaanka aduunka
5-Marka la gaaro in aad qofka aad u hibeyso qalbigaada , iska xaqiiji in aad u hibeysay qof aan waligiisa dhaawaceyn qalbigaada maxaa yeelay ogaaw dhaawaca gaara qalbiyada malaah dawo iyo dayactir lagu sameeyo.
6-Waxaa laga doonayaa qeybta Police love(Booliska Jaceylka) waxaa laguu soo eedeeyay in aad xaday qalbigeyga , ogaaw kaliya waxaa kaliya laguugu sii deyn karaa damiin gaareysa 5000-oo dhunkasho Ya salaam dhunkashadaadii macaaneed ayaan u xiisa.



flower210@hotmail.it

2 comments:

  1. There are people you have a connection with, and there are people you really really like. your true love will be both.
    love SMS

    ReplyDelete
  2. Casino Finder (2021) - Mapyro
    Find Casino Finder (2021) for your needs today. Get directions, 태백 출장마사지 reviews and 경산 출장마사지 information for 동해 출장마사지 Casino Finder (2021). Find 순천 출장안마 your next casino 구리 출장안마 near you.

    ReplyDelete