Isbadel Dhab ah Hoggaan Daacad ah Mustaqbal Wacan Intaba Waa Yaasiin Cadde

SMS LOVE:Waxaad U Kulushahay Sida Qoraxda Oo Kale Sida Sokortan …

1-Qof ayaa i weydiiyay waxa qofka ka dhigi kara mid faraxsan , qaar ayaa yiri Hanti qaar kalana waxa ay yiraahdaan in aad caan noqoto , waxaana ahaa mid fikeriyay markii taleefankeyga gacanta ku soo dhacday waraaq , markii aan aqriyana waxaan ku arkay waan ku xiisay markaas ayaan dhoola cadeeyay oo aan iri arintaan ayaa kaa dhigeysa in aad faraxsanaanto (Waan U Xiisay Fariin Qoraaleedkaada)

2- Saaka ma quraacan maxaa yeelay adiga ayaan ka fekarayay , sidoo kala qaddo ma cunin adiga ayaan kaa fikerayay sidoo kale , cashana ma cunin waayo waan kaa fekarayay haatanna ma jeefan karo waayo waan gaajeeysanahay( Si xad ka bax ah ayaan kugu xiisay)
3-Nolosha waxa ay dhamaataa marka rayida joogsato, rajada waxa ay dhamaaneysa marka aaminaadda joogsato , jaceylkana waxa uu dhamaadaa marka oohinta joogsato , hadaba waa muhiim in aad riyooto waxna aad jeclaato , maxaa yeelay labadaas nolosha ayay kuu qurxiyaan .
4-Waxaad u kulashahay sida qoraxda oo kale , waxaad u macdahay sida sokorta oo kale , sida darteed ayaan ku jeclaaday .

1 comment:

  1. a thousand words couldnt bring you back…
    i know this because i tried,
    niether could a thousand tears…
    i know this because i cried,
    you left behind a broken heart and happy memories too…
    but i never wanted memories..
    i only wanted you
    love SMS

    ReplyDelete