Isbadel Dhab ah Hoggaan Daacad ah Mustaqbal Wacan Intaba Waa Yaasiin Cadde

SMS LOVE,Haddii Shinada Ogaan Laheyd Macaanka Bishimahaaga …..

Mar Kale kulan wacan dhamaan aqristayaasha shabakada arimaha bulshada ee Awdalpress.blogspot.com ku soo dhawaada qeyb kale oo ah qoramadeenii SMS Love ama fariimaha Jaceylka oo sabti waliba aynu idin soo gudbino si aqristayaasheena shaqada ka nasanaya ay ugu baashlaan ,
maanta waxaan idin hayaa dhowr fariimo jaceyl ah .
Waxaan in badan ku hamiyay in aan noqdo Ilinta isha ka timaada , si aan uga soo dhex dhasho indhahaaga , si aan ugu noolaado dhabanadaada(daankaada) ugu dambeyntiina aan ugu dhinto labadaada bishimood , isku soo wada duub aad ayaan ku jeclahay .
Haddii Shinada ogaan laheyd macaanka labadaada bishimood , Malabka waa ay ka soo tagi laheyd oo bishimahaaga ayay ku noolaan lahyed .
Cimrigu waa Ubax , Noloshuna Waa Waqti , Jaceylkuna Waa Hal Mar , Hadaba Xasuusnaaw haddii aan u qalmo in xasuusta la i giliyo.
Waxaa laga doonayaa qeybta Police love(Booliska Jaceylka) waxaa laguu soo eedeeyay in aad xaday qalbigeyga , ogaaw kaliya waxaa kaliya laguugu sii deyn karaa damiin gaareysa 5000-oo dhunkasho Ya salaam dhunkashadaadii macaaneed ayaan u xiisay .


Yaaska Cadde 

1 comment: