Isbadel Dhab ah Hoggaan Daacad ah Mustaqbal Wacan Intaba Waa Yaasiin Cadde

SMS LOVE:Fariimo Jaceyl,Waxaad Tahay Oroyahan Qatar Ah…..

1-Markii koowaad ee aan ku arkay waxaan ka baqayay in aan ku taabto , markii koowaad ee aan ku taabtayna waxaan ka baqayay in aan ku shumiyo , markii koowaad ee aan ku shumiyay-na waxaan ka baqayay in aan ku jeclaado , hadda maadaama aan ku jeclahay waxaan ka baqayaa in
aan ku waayo.
2- waxaan dareemaya in aan aad u faraxsanahay , sababtuna waxa ay tahay aad ayaan u ansiib badanahay , sababta ma gareneysaa? Sababta ma garaneysaa? Waayo ILLAAH ayaa i jecel ,sababta ma garaneysaa? Waxa uu isiiyay hadiyad qaali ah , ma garaneysa hadiyadaas ?hadiyadaas wa adiga oo ah Jaceylkeyga.
3-Hadaan illin ahaan lahaa bishimahaaga ayaan u soo dhaadhici lahaa balse hadaad ahaan laheyd illin isheyda ku jirta maba ooyn laheyn waayo waxaan ka baqayaa in aan ku waayo .
4-Jaceylka waa sun macaan ,ha bilaabin adiga oo qofka kale ka haysan ogalaasho ,kana ilaali meelaha caruurta u badan yihiin iyo goobaha mugdiga ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waxaad tahay ordayahan qatar ah waayo qalbigeyga ayaad mar waliba ku dhex oradaa. Waxa tahay Tuug qatar waayo qalbigeyga ayad iga xadday anna waxaan ahay dilaa waayo mar waliba ayan kuu xiisa( Muhiimada fariinta waxaa waaye mar waliba ayaad qalbigeyga ku taagan tahay oo waan ku xasuustaa).

3 comments:

  1. I am Mariam used every single spell worker on the internet, spent untold amounts of money and discovered they are all fakes...i was the fool though; doing the same thing over and over again and expecting different results. In the end, I decided that I wanted a tarot reading to know what my future held for me; I contacted a woman who lives locally to me and she told me about a man named (Priests Abija); he does not advertise on the internet, has another job for income, has no set prices, makes no false promises and refuses to help anyone that cannot be helped and even helps for free sometimes, he will give you proof before taking money. He is a wonderful man and he was the only person who actually gave me real results. I really hope he doesn't mind me advertising his contact on the internet but I'm sure any help/ extra work will benefit him.contact him here as (518) 303-6207 or spirituallighthealing101@live.com He travel sometimes.i cant give out his number cos he told me he don’t want to be disturbed by many people across the world..he said his email is okay and he’ will replied to any emails asap,love marriage,finance, job promotion ,lottery Voodoo,poker voodoo,golf Voodoo,Law & Court case Spells,money voodoo,weigh loss voodoo,any sicknesses voodoo,Trouble in marriage,HIV AIDS,it's all he does Hope this helps everyone that is in a desperate situation as I once was; I know how it feels to hold onto something and never have a chance to move on because of the false promises and then to feel trapped in wanting something
    more.

    ReplyDelete
  2. Very fantastic and interest.

    ReplyDelete