Nafyaheey degtay oo qabsatay qalbikeyga iyo
maankeyga xukuntayna guud ahaan dareemaheyga , waxaan kuu soo dirayaa
fariintaani xanbaarsan uduga Jaceylka iyo ubaxyada aduunka .
Jaceylkeygaay waxaan ogaaday in Jaceylku Macaan yahay noloshana macno leedahay taasina waxa ay timid markii aan ku jeclaaday .
Jaceylkaaga qalibigeyga waa uu ku kobcay iyadoo haatan uu gaaray in aan maxbuus u noqdo
Jaceylkaasiyo.Jaceylkeygaay waxaan ogaaday in Jaceylku Macaan yahay noloshana macno leedahay taasina waxa ay timid markii aan ku jeclaaday .
Jaceylkaaga qalibigeyga waa uu ku kobcay iyadoo haatan uu gaaray in aan maxbuus u noqdo