Kulan wanaagsan ku soo dhawaada qeyb cusub oo ku aadan fariimo qoraaleedka gaagaaban ee jaceylka ee loo yaqaan SMS LOVE , waxaan todobaadkaan ku qaadaneynaa ..
1- Weydiiso indhaheyga in ay joojiyaan in ay ku soo eegaan , weydiiso maskaxdeyda in ay joojiso ka fikirkaada, weydiiso niyadeeda in ay joojso ka fikirkaada , weydiiso qalbigeyga in uu joojiyo garaaca uu sameynayo , aniga wax waliba i weydiiso , balse waligaa ha iga joojin in aan ku jecklaado .
2- Qof waliba waxa uu doonaya in uu noqdo qorax si ay u iftiimayaan noloshaada balse aniga waxan jeclahay in aan uu ku noqdo dayax si aan kuu ifiyo xiliyada mugdiga jiro oo aysan qorax jirin .
3- micnaha dhabta ee jaceyka waxa uu yahay in qof aad ku aragto indho xiran , waxaad ogataa in waliba aan kaaga helayb qaali.
No comments:
Post a Comment