Aqriste la soco qeybta SMS LOVE ama fariimaha Jaceylka Maalmaha
Sabtida iyo Axadda si aqristayaasheena ka nasanaya shaqooyinka ugu
baashaalaan isla markaana lamaanayaashooda ugu hibeeyaan .
Qeybta Koowaad
Marka la gaaro in aad qofka aad u hibeyso qalbigaada , iska xaqiiji in aad u hibeysay qof aan waligiisa dhaawaceyn qalbigaada maxaa yeelay ogaaw dhaawaca gaara qalbiyada malaah dawo iyo dayactir lagu sameeyo.
Qeybta Labaad
Waxaan haatan ku jiraa cisbitaal , shan daqiiqo ka dib waxaa la i wareejinayaa qolka qaliinka , taqtarka waxa uu ii sheegay in aad u nugulahay in aan geeriyoodo haddii aan joojiyo in aan fariimo jaceyl kuu soo qoro.
Qeybta Sedexaad
1+1=2 Waa labadeeda indho oo si wacan ku soo eegayaa
12+12= Waa 24 -saac oo aan si weyn kaaga fikiro oo aan qalbiga kugu hayo .
3+4=7 waa todobo cesho oo aan ku xiiso
1+11=12 waa 12-ka bilood ee sanadka oo aan u baahanahay mar waliba qof u macaan sidaada oo kale .
fadlan wixii fariin ah inoogu soo dir email flower210@hotmail.it

love..its a missing puzzle piece waiting to be found and when you do find it you can finally figure out the picture life has to show you.
ReplyDeletelove text