Isbadel Dhab ah Hoggaan Daacad ah Mustaqbal Wacan Intaba Waa Yaasiin Cadde

SMS LOVE , Fariimo Kooban Oo Jaceyl Ah, Sabti Waliba La Soco

Aqriste la soco qeybta SMS LOVE ama fariimaha Jaceylka Maalmaha Sabtida iyo Axadda si aqristayaasheena ka nasanaya shaqooyinka ugu baashaalaan isla markaana lamaanayaashooda ugu hibeeyaan .
Qeybta Koowaad
Marka la gaaro in aad qofka aad u hibeyso qalbigaada , iska xaqiiji in aad u hibeysay qof aan waligiisa dhaawaceyn qalbigaada maxaa yeelay ogaaw dhaawaca gaara qalbiyada malaah dawo iyo dayactir lagu sameeyo.
Qeybta Labaad
Waxaan haatan ku jiraa cisbitaal , shan daqiiqo ka dib waxaa la i wareejinayaa qolka qaliinka , taqtarka waxa uu ii sheegay in aad u nugulahay in aan geeriyoodo haddii aan joojiyo in aan fariimo jaceyl kuu soo qoro.
Qeybta Sedexaad
1+1=2 Waa labadeeda indho oo si wacan ku soo eegayaa
12+12= Waa 24 -saac oo aan si weyn kaaga fikiro oo aan qalbiga kugu hayo .
3+4=7 waa todobo cesho oo aan ku xiiso
1+11=12 waa 12-ka bilood ee sanadka oo aan u baahanahay mar waliba qof u macaan sidaada oo kale .



fadlan wixii fariin ah inoogu soo dir email flower210@hotmail.it

2 comments:

  1. love..its a missing puzzle piece waiting to be found and when you do find it you can finally figure out the picture life has to show you.
    love text

    ReplyDelete
  2. Marqaati

    Waxaan gabi ahaanba burburay markii xiriirkaygu dhamaaday. Runtii waxaan rumaysnaa in aan waayay jacaylkii noloshayda weligeed. Kadib waxaan helay Dr. Dawn, wax walbana way is beddeleen.
    Naxariis, xikmad, iyo hanuunin xoog leh, ayay ku soo celisay jacaylkii aan moodayay inuu meesha ka baxay. Maanta, aad ayaan ugu faraxsanahay abid!
    Dr. Dawn runtii ilmadaydii waxay u beddeshay farxad.

    Dr. Dawn ayaa kaa caawin kara:

    ✅ Higaada Jacaylka
    ✅ Higaada Uurka
    ✅ Soo celinta Guurka / Xiriirka
    ✅ Daawooyinka Dhirta ee HIV, Cudurada Kelyaha, Arimaha Wadnaha, Caabuqyada, iyo kuwa kale

    📧 Email: dawnacuna314@gmail.com
    📞 Telefoon/WhatsApp: +2349046229159

    Ha ku dhibtoon aamusnaanta. Dr. Dawn waxay farxad ku soo celin kartaa noloshaada!

    ReplyDelete