Isbadel Dhab ah Hoggaan Daacad ah Mustaqbal Wacan Intaba Waa Yaasiin Cadde

SMS LOVE- Waxaan Kaa Codsanayaa In Aadan I Dhigin Indhahaaga Maxaa Yeelay Waxaa Laga Yaabaa….

1. Qaali waxaan ka codsanayaa in aadan i dhigin indhahaaga maxaa yeelay waxaa laga yaabaa in aan usoo dhaco sida ilinta oo kale, kaliya waxaad i dhigtaa qalbigaada si mar waliba oo uu wadnahaaga garaac sameeyo aad u xasuusto in aan wadnahaga saaranahay.






2. Sababta loo qaato Hawada (sandaarsasho) waxa ay tahay si loo noolaado … hadaba waxa tahay hawadeyda mana awoodo in aan noolaado la`aantaada .


3-Haddii la iga codsan lahaa in xuruufta af somaliga ku soo daro xarfo cusub waxaan ku dari lahaa magaceyga iyo kaaga , si aynyu mar waliba iskula joogno.


4-Marka aad leedahay waan ku jeclahay , waxad ogaadaa in erayadaas ay iga dhiganayaan in aan dareemin dhamaan culeysyada iyo xanuunada , runtii jaceylkaada dhab ahaantii waxa uu iga dhigayaa mid leh farxad joogta ah.

No comments:

Post a Comment