Haddii Buurta Suurad ee ugu dheer Somaliya laga qaado Ceeri-gaabo oo shiinaha la geeyo , qalbigeygana laga weareejiyo bidixda oo midigta loo wareejiyo , waligeey kuma iloobayo xittaa hadaad tobanaan sano iga maqan tahay.
* Geed waliba waxaa waraabiya dhibicda roobka , faqiir walibana waxa uu leeyahay ILLAAH wax siiya , qof waliba oo u macaan sidaada oo kale waxa uu leeyahay hal qof darteed u dhimanaya .
* Haddii Aysan maalmaha na kulansiin ogaaw waxaa ina kulan siinaya xasuusteena . haddii isheyda aysan ku arag ogaaw qalbigeyga ayaan ku iloowsaneyn .
Jaceylka aan ku hayo ima dilayo balse waxa uu ii dhaxeysiinayaa nolol iyo geeri .
* Waxan isku dayayaa in aan ahaado mid xeran dhoola cadeyn , balse gudihiisa ay ku jiraan waxyaabo badan oo xanuujinaya , meel waliba oo aan aado waxaan ku arkaa wajigaada , waxaana dareema in aan ku xiisay , waxaana markaasi ogaadaa in aad xageyga tahay 4ever .
Yasin Hussein
love is something you should never take for granted! ture love comes rarely so don’t be fooled!
ReplyDeletelove SMS