Quburo ayaa ku waramay in in haweenka doonaya in ay helaan
furasado dhalmo in ay iska xaqiijiyaan nadiifinta ilkahooda iyo ciradka .
Caafimaad daridda afka iyo nadaafad la`aantiisa ayaal a timaamay in ay qeyb ka yihiin wax yaabaha haweenka ka dhiga ma dhaleys .
Baarayaashaan ayaa tibaaxay in caafimaadka Ciridka uu ka mid yahay hababka wanaajiya fursadaha dhalmada haweenka .
Baaritaan caafimaad ayaa lagu sheegay in caafimaad daridda afka uu muddo bilooyin ah dib uga dhigo haweenka in ay uur qaadaan .
W/Q:Yaasiin
flower210@hotmail.it
No comments:
Post a Comment