Mar kale kulan wacan waa qeyb kale oo cusub oo qeyb ka ah SMS LOVE
ama Farimo Jaceyl oo aan marba qeyb aynu ku eegno , xiligaan waxaan idin
haynaa .
Qaali qalbikeyga kama aadan maqnaan xitaa hal daqiiqo inkastoo aad
iga fog tahay, balse ogaaw waad iiga dhaw dahay niyad ahaan garaaca
wadnaheyga , waan u xiisay dhoola cadeyntaada, alla xunaan badnaa
fogaanshahaada.
2- Qaali waa run 1+1=2 balse dhibka taagan waxa uu yahay adiga hal ayaa tahay balse aduunka dhan ayaad iila mid tahay
3-Xabiibi waxaan ku soo dhiibay shumac , qofkii aan kugu usoo dhiibay isaga oo careysan ayuu igu soo laabtay waxa uuna igu yiri sidee iigu dirtay qof ka iftiin badan dayaxa.
4-Waxaan waayay dhoola cadeyntaada , waxaan waayay ilintii iigu yeereysay in aan tiro , jaceylka waa adaga yahay mar waliba balse xasuusnaaw in uu jiro qof ku jecel kaasina waa aniga .
5-Erayga ugu yar ee aan garanayo waa … Aniga, erayga ugu macaan ee aan garanayo waxaa waaye ..Waan Ku Waayay..qofka aan iloobeyn waligeey waa Adiga , In badan ayaan ku xiisay .
6-Qalbi fiiri dhinacyadaada,,, weli sii fiiri illaa aad ka hesho qof ku jeclaanaya intaa aan ku jeclahay in ka badan .
7-Waa suura gal in shimbiruhu duulaan , waa suura gal in caruurta ooyaan , waa suura gal in biyaha dhamadaan , waa suura gal in aad i iloowdo …. Balse aniga waa sidee?
Aqriste Hadaad Hayso Fariimo Jaceyl Soo Dir Si Aqristayaasha Uga Faa`ideystaan , Ku Soo Hagaaji

http://www.awdalpress.blogspot.com/ ama flower210@hotmal.com
No matter what you do, No matter where you go, I just want you to know, I will always love you.
ReplyDeletelove SMS
Mesha wx Kuma heys8n
ReplyDeleteWaxaad ku soo gashay noloshayda waxaadna u badashay meel qurux badan oo lagu noolaado. Wax kasta oo aad sameyso iyo wixii aad tidhaahdo, waxaad iga dhigeysaa inaan dareemayo mid qaas ah. Jacayl baan kugu qabaa.
ReplyDelete